Xildhibaanada Aqalka Sare ayaa maanta kulan ay yeesheen waxaa ay ku ansixiyeen Guddiyo KMG ah oo ka shaqeyn doona howlaha xildhibaanada Aqalka Sare.
1-Guddiga Amniga
2-Guddiga Miisaaniyada
3-Guddiga Gudiga Shaqaaleynta Shaqaalaha Aqalka Sare
4-Guddiga Xeer hoosaadka Aqalka Sare
5-Guddiga Sameynta Astaanta Aqalka Sare
Sidoo kale, Xildhibaanada Aqalka Sare ayaa ansixiyey Xildhibaan C/kaafi Macallin Xasan Xildhibaan Fartuun C/qaadir Faarax ay noqdaan Hab-dhawrayaasha Aqalka Sare.


