Site icon Radio Risaala: Somali News Online

Xubnaha Aqalka sare oo ansixiyay guddiyo

Xildhibaanada Aqalka Sare ayaa maanta kulan ay yeesheen waxaa ay ku ansixiyeen Guddiyo KMG ah oo ka shaqeyn doona howlaha xildhibaanada Aqalka Sare.

1-Guddiga Amniga

2-Guddiga Miisaaniyada

3-Guddiga Gudiga Shaqaaleynta Shaqaalaha Aqalka Sare

4-Guddiga Xeer hoosaadka Aqalka Sare

5-Guddiga Sameynta Astaanta Aqalka Sare

Sidoo kale, Xildhibaanada Aqalka Sare ayaa ansixiyey  Xildhibaan C/kaafi Macallin Xasan Xildhibaan Fartuun C/qaadir Faarax ay noqdaan  Hab-dhawrayaasha Aqalka Sare.

 

Exit mobile version