Radio Risaala broadcast online 24 hours a day, seven days a week. Radio Risaala brings you the friendly voices of the community. As a community station, We also have religious programs, sport, local news and interviews etc.
WARARKII UGU DANBEEYAY
Howlgallo amni oo ka socda Baydhabo iyo eedeysanayaal mindiyo ku hubeysnaa oo la qabtay
Ciidamada ammaanka ayaa kordhiyay howlgalada amni ee ay ka sameynayaan gudaha magaalada Baydhabo, xilli...
Wadahadalladii Putin iyo ergadii Trump oo soo dhammaaday kaddib in ka badan saddex saacadood
Wadahadalladii Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin iyo ergada Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump, Steve Witkoff iyo...
Safiirka Maraykanka ee Israa’iil oo cambaareeyay sharci-darrada Israa’iiliyiinta deggan Daanta Galbeed
Mike Huckabee, safiirka Maraykanka u fadhiya Israa’iil, ayaa sheegay in muwaadiniin Maraykan ah oo...
Madaxa garsoorka Iran oo sheegay in dalkiisu doonayo inuu xiriirka Shiinaha ballaariyo
Gholamhossein Mohseni-Ejei, madaxa garsoorka Iran, ayaa sheegay in Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iran ay...
Trump: Waxaa laga yaabaa inaan dhawaan beegsanno Buurta Kalang
Donald Trump ayaa wariyeyaasha u sheegay Jimcihii in Maraykanku uu si aad ah ugu...
Masar oo Xiriirrada Soomaaliya iyo Yemen Xoojisay, si loo sii daayo 8 Badmaax oo Masri ah
Dowladda Masar ayaa sheegtay inay dib u xoojisay xiriirrada diblomaasiyadeed ee ay la leedahay...
Deni iyo A/Madoobe oo cabsi soo wajahday kadib weerarkii Doolow
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in rajadii laga qabay in hoggaamiyayaasha Mucaaradka iyo Dowladda...
Golaha Mustaqbalka oo si adag u Cambaareeyay weerarkii lagu Qaaday Hoyga Jeneraal Mahad
Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa si adag u cambaareeyay weerarkii lagu qaaday hoyga Jeneraal Mahad...
WAREYSIYADA RISAALA TV

Xasan Sh oo isku dhiibay mucaaradka, duqeyn, Hub lagu qabtay Boosaaso iyo shakiga doorashada
10:43

AS oo dad afduubtay,haliska Masar iyo Eritrea ee Gedo, xayiraad Itoobiya, iyo kala shaki weyn
08:54

Ciidanka Lafta gareen oo go'doon geliyay Aadan Madoobe, dhufeysyo cusub iyo Halis
10:39

Laftagareen oo soo hanjabay, Khasaare ka dhashay dagaal ka dhacay Gaalkacyo iyo digniin Shuute
07:55

"TURKIYE IYO MARAYKAN INAY ISKU QABSADAAN SOOMAALIYA WAA SIYAASAD FASHILANTAY EE DOWLADDA"
35:54

Puntland oo la wareegtay Xaruntii PSF ee Boosaasi iyo Deni oo soo afjaray caqabadii
02:46

Beesha Caalamka oo cadaadista saartay Siyaasiyiinta Soomaalida, khilaafka Galmudug
08:08

Xasan Sheekh oo fariin dagaal u diray Mucaaradka, Israa’iil, dagaalka Hiiraan iyo awooda Deni
08:18

Wareysi: Xanuunnada Uurka ku Dhaca, Sida Loo Daaweeyo, Goorta Loo Baahan Yahay Dhakhtar(DR. FARTAAG)
12:49

"Guriga Villa Aadan Yabaal oo ay ku shirayeen horjoogayaasha AS ayaa la duqeeyay, Yuusuf
08:32

Fadeexad weyn Jabka gaaray DF, Jarista maaliyada, gulufka iyo leynta AS iyo xogo culus
09:16

Farriinta SONSA"Waxaad xaq u leedahay inaad aragtidaada ka hadasho oo Ra'yigaagana cabirto"
00:46

Ciidan la wareegay Marko,amarka Garsoorka, duqeyn Aadan Yabaal iyo xogtii ugu dambeysay
11:06
RISAALA TV

Maxkamada Racfaanka oo riday xukun ku saabsan Cida dhashay Gabar Maqalka La’a.............
12:23

Aadan Madoobe oo heegan geliyay ciidanka, cabsida weerarka Lafta gareen & kala shakiga oo xoogeystay
12:29

Baydhabo oo feejignaan sare gashay,Rag Mindiyo watay oo la qabtay iyo baaq Culus
01:30

Xasan Sheekh iyo Cirro oo Mareykanka isku arkaya, fashilka wadahadlka FD iyo Mucaaradka iyo Arrimo
09:31

DADKA LEH DHUL KU YAALA XERO MASLAX OO QEYLO DHAAN U DIRAY DFS
08:59

"Xasan Sheekh wuxuu taliyaha ku sameeyay Koonfur Galbeed dhan ayuu ku sameeyay..........."
18:44

Turkiga iyo Masar oo ku lug yeeshay weerarkii Shub, iyo weji cusub oo ay yeelatay duqeynta Doolow
12:17

"Turkigu Xasan Sheekh iyo Aadan madoobe kuma hayn karo KGS, mowqifkeena wax iska badelay ma jiro.."
08:13

TOOS: KULANKA GOLAHA SHACABKA IYO DOODO KU SAABSAN WEERARKII TALIYE SHUB
16:59

TOOS:KULANKA GOLAHA SHACABKA IYO MOWSHIN WEERARKII LAGU QAADAY DOOLOOW
00:03

Weerarkii Taliye Shub oo weji cusub yeeshay, Deni iyo A/Madoobe iyo cida bixisay amarka
11:24

DF oo ciidamo geynaysa Baraawe iyo Baydhabo, Bosaaso RSF lagu arkay iyo arimo kale
09:37

Maxaa hortaagan in doorashada laga heshiiyo, yaase looga baahanyahay inuu tanaasulo?
15:00

Dowladda oo iska fogeystay duqeynta taliye Shub, Jubbaland oo Turkiga eedeysay iyo Shiinaha.
08:29

Taliye Shub oo dil ka badbaaday, Puntland oo RFS marin u noqotay iyo Turkiga oo fadeexad wajahaya
10:23
KGS oo Cambaareysay Duqeymo F-16 Loo Adeegsaday oo Ka Dhacay Doolow iyo Baydhabo
Xafiiska Madaxweynihii hore ee Koofur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa soo saaray...
Wakiilada nabadda ee Trump ee la filayo inay toddobaadkan gaaraan Mosco iyo Kyiv
Wada-xaajoodayaasha Maraykanka ee Steve Witkoff iyo Jared Kushner ayaa booqan doona Ruushka iyo Ukraine...
Sheekh Shariif oo DF ku eedeeyay duqeyntii lala beegsaday guriga Taliye Mahad ee Doolow
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa war kasoo saaray weerarkii xalay...
Khayre oo Cambaareeyay Weerarkii lagu qaaday guriga Janaraal Mahad ee Doolow
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, ayaa si adag uga hadlay weerarkii...
DFS oo ka Hadashay weerarkii lagu qaaday Guriga Taliye Shub ee Doolow
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa iska fogeysay wararka sheegaya in duqeyn cirka ah lagu qaaday...
Q.M oo Soomaaliya ku dartay liiska dalalka laga weeraray Suudan
Qaramada Midoobay ayaa warbixin ay soo saartay waxay magaalada Boosaaso ee Puntland ku dartay...
Xildhibaan Odawaa muxuu ka yiri duqeyntii lala beegsaday Taliye Shub
Xildhibaan Cabdi raxmaan Maxamed Xuseen Odowaa ayaa si kulul uga hadlay duqeyntii lagu beegsaday...
Kooxda Lafta gareen oo Turkiga ku eedeeyey duqeyntii Doolow
Wasiirkii hore Warfaafinta Koofur Galbeed, garabka Cabdicasiis Laftagareen, ayaa ku eedeeyay diyaaradaha aan duuliyaha...
Duqeyn lala beegsaday Taliye Shub
Taliyihii hore ee Asluubta Soomaaliya, Jeneraal Mahad Cabdiraxmaan “Shub” ayaa la xaqiijiyay inuu dhaawac...
Kuuriyada Koonfureed oo isu diyaarinaysa inay ciidamo u dirto Marinka Hormuz
Warbaahinta Kuuriyada Koonfureed ayaa sheegtay in dowladda dalkaasi ay diyaarinayso in ay u dirto...
Mareykanka oo baaraya in gantaal uu ku dhacay aroos ka dhacayay Iiraan
Milatariga Mareykanka ayaa baaraya sheegashada Iran ee ah in duqeymo ay ka fuliyeen dalkaas...
DF oo war ka soo saartay dagaalkii ka dhacay Baydhabo
Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa qoraal ay soo saartay ku sheegtay in Ciidamadda Qalabka Sida...
MW Ciro oo u safray Mareykanka.
Madaxweynaha Maamulka Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa maanta safar shaqo oo rasmi ah...
Jubbaland oo qaadacday Hindise-Sharciyeedka Dhismaha Golaha Culimada Soomaaliyeed
Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Jubaland iyo Guddiga Culimada Jubaland ayaa soo saaray...
Gabar Soomaaliyeed oo loo tixgelinayo Kursigii Keir Starmer ee Baarlamaanka Britain.
Gabar Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Sagal Cabdi-Waali, ahna hoggaamiyaha Golaha Camden ee magaalada London,...
Deni iyo Axmed Madoobe oo lafu cadaadinayo tagista Muqdisho.
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in madaxda maamul goboleedyada Puntland iyo Jubbaland, Siciid Cabdullaahi...
Dagaal qaraar oo ka socda Baydhabo.
Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee xarunta ku meel gaarka ah ee maamulka Koonfur...
Israa’iil oo ka digtay inay tallaabo aargoosi ah qaadi doonto haddii UK ay cunaqabatayn soo rogto.
Wasiirka Arrimaha Dibadda Israel, Gideon Saar, ayaa uga digay Britain inay Israel ka aar-goosan...
NEWS IN ENGLISH
Five Mandera herders abducted by al-Shabaab freed after elders intervene
Five herders abducted by suspected al-Shabaab militants near the Kenya-Somalia border have been released...
At least one dead after car crashes into crowd in northern France
At least one person has been killed and 10 people injured after a car...
Israeli air strikes hit Nabatieh and other areas in south Lebanon
Israeli war jets have launched two waves of morning air attacks targeting the Ali...
Somalia federal troops and armed opposition clash in Baidoa city
Somalia's federal troops and armed opposition groups clashed in heavy fighting in Baidoa city...
Somali travel-tech firm Namari positions itself for aviation growth as IATA launches BSP pilot
MOGADISHU, Somalia, May 2026 — Somali travel technology company Namari says it is expanding...


