Suuqa kala Iibsiga Horyaalada Qaarada Yurub ee Bartamaha Xilli Ciyaareedka ayaa haatan Gabagabo Ku Dhaw ayadoo waqtigii Loogu Tala Galay Uu Dhamaad yahay.
31-ka Bisha Ayuu Xermayaa Marka aya Saacada Gudaha England Ku Beegan Tahay 11:00pm Habeenka Khamiista.
Kooxo Badan Ayaa Weli suuqa Ka Dhex Muuada Iyagoo Doonaya In Ay Weli Saxiixyo Sameeyaan.
Kubo Qaar Weli Hal Saxiix xitaa ma Aysan Sameen Halka Qaarkood Ay In Ka Badan Labo saxiix soo xero galiyeen.
Xidigaha qaar ayaa Rajo Ka Qaba Ilaa Habeenka Ugu Dambeeya In Ay Kooxo Kale Ku Biiraan.
Xidigaha Bixi Kara Habeenka Ugu Dambeeya:
Cahill To Fullham ama Arsenal
Willian To Barcelona
Ivan Peresic To Arsenal ama PSg
Barella To Chelsea Ama Man United
Ramsey To Juventus



