[WAREYSI] Yaa hor taagan xal ka gaarista Weerarkii Guriga Siyaasi C/raxmaan C/Shakuur ?

Waxaa Fashilmay kulamo kala duwan oo ka dhacay magaalooyinka Muqdisho iyo Nairobi, oo la doonayay in xal looga gaaro weerarkii bishii December ee sanadkii lasoo dhaafay ciidamo ka tirsan NISA ku qaadeen Guriga Siyaasi C/raxmaan C/Shakuur Warsame.

Hadaba maxaa sababay in wadahadaladaasi Fashilmaan, waxaan ka wareysanay xoghayaha Xisbiga Wadajir Sayid Cali Macalin Cabdulle oo ku sugan magaalada Nairobi, Wariyaheena Maxamed Ciise Maxamuud ayuu u waramay.