Wararka naga soo gaaraya Suuqa Bakaaraha ayaa sheegaya in Bom-Gacmeed uu hada ka dhacay suuqa bakaaraha gaar ahaan dhabarka dambe ee bangiga salaam ku yaal suuqa weyn ee bakaaraha.
Bom-Gacmeed oo ahaa nooca gacanta laga tuuro ayaa la la eegtay askar ka tirsan kuwa dowlada soomaaliya oo canshuur ka qaadaayey dadka ku ganacsada suuqa bakaaraha.
Sida ay inoo xaqiijiyeen dad goobjoogayaal ah hal qof oo shacab ah ayaa dhaawac soo gaaray kasoo cabitaan ku gadaayey goobta lagu tuuray bomka.


