DHAGEYSO: Waa Siddee Xaaladda Caafimaad ee dhaawacyadda Qaraxyadii Muqdisho?

Waxaa soo hagaageysa xaaladda caafimaad ee dadkii ku dhaawacmay qaraxyadii iyo weerarkii saacadaha badan qaatay ee kadhacay hotelada Hilaac Uk , Maka Al-Mukarama iyo Guri labdaasi hotel ka ag dhaw .

Isbitaalada Madiina iyo Ex digfeer ayaa waxaa jiifa dad farabadan kuwaas oo ay soo gaareen dhaawacyo kala duwan.

Wariye Cali Xasan ayaa booqday Isbitaallada Muqdisho,islamarkaana nooga diyaariyay Warbixintaan: