Tababare Ernesto Valverde ayaa ku dhawaaqay liiska ciyaartoyda kaga qeyb galeysa kulanka lugta labaad ee Roma, waxaana ku jira Sergio Busquets oo aan kooxda wax tababar ah la sameynin shalayto.
Sidoo kale kooxda waxaa lagu soo daray liiskeeda Yerry Mina oo kulankii ugu dambeeyay laga reebay.
LIISKA OO DHAMEYSTIRAN:
Marc-Andre ter Stegen, Nelson Semedo, Gerard Pique, Ivan Rakitic, Sergio Busquets, Denis Suarez, Andres Iniesta, Luis Suarez, Lionel Messi, Ousmane Dembele, Jasper Cillessen, Paulinho, Paco Alcacer, Jordi Alba, Sergi Roberto, Aleix Vidal, Samuel Umtiti, Yerry Mina, Thomas Vermaelen, Adrian Ortola.



