Shir deg deg ah oo la isugu yeeray Golaha Wasiiradda

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa shir Gudoominaya Shir deg deg ah oo hadda ka socda hoolka Shirarka ee Golaha Wasiiradda.

Shirkaan ayaa looga hadlaya Xaaladda dalka, waxaana suurtagal ah in lagu Magacaabo taliyeyaal Ciidan sidda ay xaqiijiyeen ilo ku dhow Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha.

Shirkaan ayaa si gaar ah diiradda lagu saaraya Xaaladda Ammaan ee dalka.