Shan Saxiix oo la rajeynaayo in ay suuqa la dhacaan maalmaha yar ee ka haray.

Kooxaha Waa Weyn Ee Qaarada Yurub Ayaa Weli Fursad U Heysta Inay Soo Qaataan Saxiixyada Ay U Baahan Yihiin maalmaha Yar ee ka Harsan Bisha Janaayo.

Kooxaha Qaarkood Saxiixyo Ayay Sameeyeen Qaarkalana Waa Ay Qorsheenayaan In Ay soo Xero Geliyaan.

Shanta saxiix Ee Dhici Karta Ka Hor Xermashada Suuqa:

Milankovic To Man United

Barella To Chelsea Ama Man United.

Alvaro Morta To Atletico Madrid.

Leanardo Pardes To PSG.

Denis Suarez To Arsenal.

Shanta Saxiix ayaa La Filayaa ilaa Habeenka ugu dambeeya in ay dhacaan.