SAWIRO:- Ra’isal Wasaaraha oo booqday Safaararada Turkiga ee Muqdisho

Ra’isal Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaake, Wasiiro, Xildhibaano iyo Saraakiil Ciidan ayaa maanta booqday Xarunta Safaarada Turkiga ee Soomaaliya.

Ra’isal Wasaaraha ayaa Madaxda Safaarada Turkiga ee Soomaaliya ugu tacsiyeeyay dadkii ugu dhintay Afgambigii fashilmay ee ka dhacay Dalka Turkiga.

Ra’isal wasaaraha iyo madaxdii la socotay waxa ay gudaha Safaarada Turkiga ee Soomaaliya kula kulmeen Safiirka Turkiga ee Soomaaliya iyo Madax kale.

Hoos ka Daawo Sawirada:-

IMG_6733

IMG_6768 IMG_6733 IMG_6729 IMG_6823 IMG_6768 IMG_6841 IMG_6840 IMG_6852 IMG_6729 IMG_6733