Ra’iisal Wasaare Xamse oo Gudi Magacaabay

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa magacaabay guddiga qaban-qaabada ololaha doorashada guddiga Midowga Afrika iyo Ergada gaarka ah ee ololaha doorashada guddiga Midowga Afrika.

Guddiga uu magacaabay Ra’isul Wasaare Xamse Cabdi Barre  ayaa ka shaqeenaya ololaha doorashada guddoomiyaha guddiga Midowfa Afrika oo u sharaxan tahay xildhibaan Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan.