War-Murtiyeed laga soo saaray shirkii Garoowe uga socday madaxdi hore iyo madaxda Puntland

Labadi madaxweyne hore ee Shariif Sheekh iyo Farmaajo oo war-murtiyeed culus kasoo sqaray shrkii Garoowe ay kula qaateen madaxda Puntland, waxayna digniin u jeediyeen guddoonka Baarlamaanka iyo madaxweyne Xasan Sheekh.

halkan ka daawo: