Nani ayaa gubay Louis van Gaal waxa uu sheegay inuu six un ula dhaqmay markii uu joogay Manchester United.
Ciyaaryahanka garabka uga ciyaara Portuguese ayaa ka dhacay kooxda Van Gaal ka hor inta uusan ugu biirin kooxda ka dhisan Turkiga ee Fenerbahce lacag dhan £ 4.25.
29-sano jirkaan ayaa sheegay in sidii caruurta oo kale uu ula dhaqmay macalinkaan markii uu kusugnaa Old Trafford.
Nani ayaa ayaa hadda jaray xiriirka uu la leeyahay ninka kasoo jeeda dalka Holland.
“Waxa Nani u sheegay Sunday Times waxaan ahay xirfadle, waxaan ahay mid maalin walba tababar qaata, wax qalad ah ma sameyn lakiin isaga ayaa ahaa mid si kale u kacsanaa waqti kasta.
Nani ayaa ayaa ku fashilmay Manchester United markii uu ka fariistay Sir Alex Ferguson 2013-kii.


