Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo dalka Sacuudiga safar ku jooga ayaa la kulmay madaxweynaha Bankiga Horumarinta Islaamka Dr. Axmed Mazamed Almadani , Almadani ayaa sheegay inuu soo dhawaynaa hayada Samadoon ee uu Sheekh Shariif madax ka ayahay taas oo ka shaqaysa arimaha gargaarka, wuxuuna u balan qaaday inuu gacan siindoono.

Radio Risaala broadcast online 24 hours a day, seven days a week. Radio Risaala brings you the friendly voices of the community. As a community station, We also have religious programs, sport, local news and interviews etc.



