Hordhac: Brighton & Hove Albion Vs Arsenal, safafka macquulka ah

kooxda Arsenal ayuu Guul Muhiim ah ka soo qaadatay kooxda Burnley waxayna maanta markale doonayaan in ay guulahooda sii xoojistaan.

Emry ayaa Galabta loo badinayaa in uu Ozile ku soo bilaabo ciyaarta maadaama uu wacdaro ka sameeyay kulankoodii ugu dambeeyay oo ay guusha qaateen.

Safka Macquulka Kooxda Brighton & Hove: Ryan; Montoya, Balogun, Duffy, Bernardo; March, Stephens, Propper, Bissouma, Locadia; Murray

Safka Macquulka Kooxda Arsenal: Leno; Lichtsteiner, Sokratis, Koscielny, Kolasinac; Torreira, Xhaka; Iwobi, Ozil, Aubameyang; Lacazette

Kulanka: Brighton & Hove Albion Vs Arsenal.

Saacada: 08:15pm ( xiliga geeska africa).