Gudoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo shir Uga qayb galaya dalka Maraykanka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka  Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa  u ambabaxay magalada Washingtonee dalka Mareykanka.
Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe, ayaa casuumaad rasmi ah ka helay madaxda Aqalka Golaha Wakiilada ee dalka Mareykanka waxayna kawada hadli doonaan arrimaha horumarinta Baarlamanka Soomaaliya, iyo iskaashiga labada Baarlamaan ee Mareykanka iyo Soomaaliya.
Gudoomiye Sheekh Aadan Madoobe ayaa inta uu joogo dalka Maraykanka waxa uu kulamo uu la qaadan doona madaxda  dalka Maraykanka