Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya oo tagay magaalada Beledweyn ee gobolka Hiiraan ayaa dhaliilay qaabka wali loo wajahayo dhismaha maamulka Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe.
Xildhibaan Maxamed Amiin Xasan Cabdulaahi oo kamid ah baarlamaanka Soomaaliya oo la hadlay Idaacadda Risaala ayaa soo jeediyay in odayaasha dhaqanka loo madax banaaneeyo dhismaha maamulkaasi.
Wariyaheena Axmed Cabdi Cali ayuu qadka telefoonka ugu waramay


