Guddoomiyaha Midowga Ardayda dalka Suudaan Yacquub Maxamed Welhiye oo ka mid ah dadka loo xilsaaray wax u qabashada dhaawacyada la geeyay dalkaasi oo la hadlay Risaala ayaa sheegay markii dhaawacyada in la geeyay meelo kul kulul, balse hada la geeyay Isbitaalada ugu wanaagsan, kadib qeylo dhaan meelo kala duwan ka timid.
Radio Risaala broadcast online 24 hours a day, seven days a week. Radio Risaala brings you the friendly voices of the community. As a community station, We also have religious programs, sport, local news and interviews etc.



