Gudoomiye ku xigeenka Amaanka iyo siyaasada maamulka Shabeelaha Dhexe Axmed Meyre Makaraan ayaa Idaacadda Risaala kaga waramay deegaano ku yaala Shabeelaha Dhexe oo Alshabaab lagala wareegay.
Wariyaheen Muxidiin Macalin Cabdulle MMC ayaa wareystay gudoomiye ku xigeenka oo ugu horeyn sharaxaya deegaanada Alshabaab laga saaray.


