DHAGEYSO: Warbixin Al-Shabaab oo la sheegay in ay ku dagaalamaan hubka dowladda

Ururka Al-Shabaab ayaa la sheegay in ay kordhiyeen Weeraradda ay ka waddaan Soomaaliya Lixdii Bilood ee lasoo dhaafay.

Sidoo kale Ururka Al-Shabaab Hubka ay ku dagaallamaan ayaa la sheegay inuu yahay hubka ciidanka dowladda Soomaaliya loogu tala galay.

Sidee ayay ku dhacday in Shabaab ay ku dagaallaman Hubka dowladda, Warbixintaan waxaa noo diyaariyay Wariye Maxamed Ciise Maxamuud.