DHAGEYSO: Nuxurka Khudbadihii ay jeediyeen Madaxda D/Goboleedyada

Qaar ka mid ah Madaxda maamul goboleedyadda ayaa eedeyn u jeediyay dowladda Soomaaliya oo sheegeen  in ay  ku fashilantay Suggida Amniga iyo sidoo kale in dowladda dhexe ay la shaqeeyso maamulada dowladda dhexe xubnaha ka ah.

Qaar ka mid ah Madaxda maamulada oo Khudbad ka jeediyay Shirka Magaalada Kismaayo, waxa ay eedeyn u jeediyeen dowladda.

Hadaba Hoos ka dhageyso Warbixin ku saabsan Nuxurka Khudbadihii ay jeediyeen Madaxda maamul goboleedyadda.