Puntland ayaa qaylo dhaan waxa ay ka muujisay abaaro ka jira qaarka mid ah deeganada maamulka Puntland.
Wasiirka arimaha gudaha ee maamulka Puntland Axmed Cusmaan Karaashe ayaa sheegay in abaaro baahsan ay ka jiraan deeganada Puntland xilli wasiiro iyo xubno iyaga u kuurgalaya abaartaasi ay gaareen deegaano kamid ah gobolka Bari.
Hayada QM ee UNICEF ayaa dhankeeda waxa ay ka deyrisay xaalada abaaraha ee wadamada Bariga iyo Geeska Africa oo Soomaaliya ay ku jirto.


