DHAGEYSO: madexweynaha oo Shacabka ugu baaqay in ay khilaafka joojiyaan.

Madexweynah Soomaaliya Xasan sheikh Maxamuud ayaa halkaaas ka jeediyey qudbad aad u dheer oo meelo badan taabanaysay.

Madexweynaha Soomaaliya xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dowlada Soomaaliya ay dhaqan galin qodobada ka soo baxay waxuuna sheegay in dadka Soomaaliyeed looga baahanyahay in ay dulqaad muujiyaan.

Madaxda Dowladda Federalka Somaliya iyo xubnaha Dowlad Goboledyada ka socday ayaa soo dhaweeyay Heshiiskii Dowladda Federalka Somaliya iyo Maamulka Puntland ku dhexmaray Magaalada Garowe, heshiikaasi oo Puntland lagu qanciyay in Doorashada sanadkan.

Xildhibaan kasta waxaa soo dooranaya 50 ergo, guud ahaan waxaa xubnaha baarlamaanka dooranaya ergo gaareysa 13,750 ergo.

Waxaana sidoo kale mid qodobada laysku raaceen inaan wax waqti kordhin inaan loo sameyn dowladda madexweyne xasan sheikh maxamuud.