DHAGEYSO: Galmudug oo ka hadashay dagaalo ka dhacay Mudug

Maamulka Galmudug ayaa ka hadlay dagaalo maalmihii ugu dambeeyay ka dhacayay deegaano hoostaga gobolka Mudug.

Wasiirka amniga Galmudug Cismaan Ciise Nuur Taardhuleed oo warbaahinta kula hadlay magaalada Gaalkacyo ayaa arimahaasi saxaafada kaga waramay.

Hoos ka dhageyso.