DHAGEYSO: Dagaalo maanta markale ka dhacay gobolka Mudug

Dagaalo ayaa maanta markale waxa ay ka dhaceen deegaan hoostaga degmada Jariiban ee gobolka Mudug,

Dagaalkaas ayaa waxa uu u dhaxeeyay ciidamo ka tirsan kuwa Puntland iyo ururka Al-shabaab.

Wararka halkaasi laga helayo ayaa sidoo kale waxa ay sheegayaan dagaalkaasi in uu dhacay laakiin khasaaraha iyo faah faahin rasmi ah aan laga bixin karin.

Wariye Shiine Cabdi Axmed oo ku sugan gobolka Mudug ayaan wareysi kala yeelanay dagaalkaasi.