Waxaa laga soo sheegayaa xaalad Caafimaad oo liidata Isbitaalka Martiini oo Dowladda Soomaaliya ay u asteeysay in lagula tacaalo dadka laga helo Cudurka Coronavirus.
Habeen ka hor waxaa Gudaha Isbitaalka Martiini ku dhintay dadkii ugu badnaa,kuwaas oo gaaraya 9 Ruux,waxaana xogaha la helay ay sheegayaan in Korontada ay ka tagtay.
Hadaba Warbixin ay Risaala ka diyaarisay ayaa waxaa soo jeedinaya Maxamed Cabdi Cali.



