Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa maanta la wareegay deegaanka Janaanle Gobalka Shabelle hoose , halkaas oo ay horay gacanta ugu hayeen dagaalyahano ka tirsan ururka Al-shabaab.
Qof goob jooge ah oo ku sugan halkaasi ayaan wax ka weydiinay bal qaabka ay ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay halkaasi ula wareegeen.


