DEGDEG: Qarax ka dhacay Baledweyne

Qarax xoogan ayaa goordhow ka dhacay saldhiga ciidanka dowladda Jabuuti ee magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan

Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya Magaalada Baledweyne Qaraxa ayaa waxa uu ahaa mid ismiidamin ah sida ay sheegeen qaar ka mid ah dadka kunool xaafada Magaalada Baledweyne.

Qaraxa ayaa lagu soo waramaya in laga maqlay inta badan xaafadaha Magaalada Baledweyne.