Qarax Xoogan ayaa goor dhow ka dhacay Hotel Posh oo ku yaalla meel u dhow Isgosyka Banaadir ee Degmada Hodan,.
Kooxo hubeysan ayaa gudaha u galay Hotelka, waxaana hada la maqlaya rasaas xoogan oo u muuqata mid isweydaarsi ah.
Dhawaqa qarax ayaa waxaa laga maqlay degmooyinka gobolka banaadir, Waxa uuna ahaa mid aad u xoogan.
Qaraxa ayaa ahaa mid loo adeegsaday gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay ka dibna kooxo hubeysan ayaa gudaha Hotelka galay oo hada ka dhex dagaalamaya.
Wixii soo kordha kala soco Radiorisaala.com…



