DAAWO SAWIRRADDA: Dhalinyaro laga keenay Liibiya oo Muqdisho lagu soo dhaweeyay

11 ka mid ah dhallinyarada Maxaabiista ku ahaa dalka Liibiya ayaa maanta laga soo dejiyay Garoonka diyaaradah Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho.