Daawo Sawirada Xafladda soo gaba gabeeynta shirka Madasha Qaran

Shirkii ayaa maalmehii la soo dhaafay ka socday caasimadda muqdisho waxaana ka qeyb galayey hogaamiyaasha soomaaliya iyo waliba kuwa maamul gobaleeyada.

Wararka ayaa sidoo kale sheegayo in shirka laga soo saaray warmurtiyeed ka kooban dhowr qodob kaas oo laga hor aqriyay madaxdii ka qeyb gashay madasha wadatashiga qaran ee maanta lagu soo gunnaanaday gudaha madaxtooyada Soomaaliya ee magaalada Muqdisho.

Madaxda Dowladda Federalka Soomaaliya iyo xubnaha Dowlad Goboledyada ka socday ayaa soo dhaweeyay Heshiiskii Dowladda Federalka Somaliya iyo Maamulka Puntland ku dhexmaray Magaalada Garowe, heshiikaasi oo Puntland lagu qanciyay in Doorashada sanadkan lagu saleeyo 4.5 inay ogolaadaan.

4 i o q r y u t

3 2 1