Daawo Sawirada: Waxqabadka dowladda isbuucii la soo dhaafay

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka dowladda ee usbuucii la soo dhaafay.

Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin;

Dowladda oo dayactireysa xarumaha Dowladda ee Buule-Burte,

Ciidamada Booliska oo gacanta ku dhigay koox hoobiyeyaal ku riday shacabka,

Hay’ada Lacagta Adduunka (IMF) oo bogaadiyey horumarka Soomaaliya ee Maamulka iyo Maareynta Maaliyadda,

Ciidamada XDS iyo AMISOM oo la wareegey degmada Janaale,

Dowladda Federaalka iyo Puntland oo heshiis ka gaaray nooca doorashada sanadkan 2016ka,

Dowladda Federaalka oo Hal Milyan oo Dollar gaarsiisay Somaliland,

876541329