Maamulka Puntland ayaa soo bandhigtay meydad iyo maxaabiis kuwaas oo ay ku soo qabteen dagaaladii maalmihii udambeeyay ka dhacayay deegaanada hoostaga Puntland.
Saraakiisha Puntland ee dagaaladii Togga Suuj hogaaminaysay ayaa sheegay in ay lawareegeen guud ahaan Togga Suuj oo dagaalkii halkaasi la so gaba gabeeyay.
Waxaana maamulka Puntland ay sheegeen in dagaalaka looga dilay ku dhowaad 4 askari halka 3 kalana laga dhaawacay.