Daawo Sawirada: Haweenka Puntland oo shiray

Kulan looga hadlay dhibaatooyinka ay haweenka soomaaliyeed kula kulmaan  gudniinka fircowniga  ayaa lagu qabtay magaalada Garowe ee caasimada Puntland.

 

Kulan ayaa waxaa ksoo qeyb galay madaxda haweenka puntland iyo marwada madaxweynaha puntland Dr’s Hodan Siciid Ciise. U jeeda kulanka ayaa haa in la dabar gooyo gudniinka Fircoonigaa.

 

 

Dr’s Hodan Siciid Ciise Marwada Madaxweynaha ayaa ballan qaaday in ay ka shaqaynayso sidii loo dabar goyn lahaa fikraddaasi qallafsan ee ku baahdey guud ahaan geyiga Soomaaliyeed iyadoo kaashanaynaysa haweenka Puntland oo meel uga soo wada jeeda sidii loo joojin laha gudniinka Gabdhaha.

 

 

Mahan markii ugu horeeysay oo looga hadlaayo gudniinka fircooniga ah lagu qabto magaalada Garoowe ee caasimada puntland.

2 1 0 7 - Copy s - Copy g - Copy f - Copy
d - Copya - Copy