Wareegto kasoo baxday Wasiirka wasaarada Warfaafinta maamulka Puntland ayaa amaro culus lagu duldhigay dhammaan warbaahinta ka howlgasha deegaanada Maamulka Puntland .
Wasiirka wasaarada Warfaafinta maamulka maxamuud Xasan Soo cade ayaa sheegay in warbaahinta ka howlgasha Puntland in ay sida ugu dhaqsiyaha badan isku diwaan geliyaan.
Dhawaan waxaa jiray khilaaf xoogan oo u dhaxeeyay wasaarada warfaafinta Puntland iyo sidoo kale wariyayaasha ka howlgala deegaanada Puntland.



