AKhriso: Galmudug oo baaq u dirtay Beesha Caalamka

Maamulka Galmudug ayaa beesha Caalamka ugu baaqay in ay ka caawiyaan sidii loo gargaari la haa dadka ku dhibaateysan duleedka Magaalada Gaalkacyo , kuwaa soo ka cararay colaada u dhaxeysa maamulada Puntland iyo Galmudug.

Hoos Riix si aad u Akhrisato Warsaxaafadeedka.

Warsaxaafadeed-arinta-bani-aadanimo-ka-so-krortay-agalada-gaalkacyo-1