Waxaa Magaalada Gaalkacyo lagu soo xiray Shir u dhaxeeyay maamulada Puntland iyo Galmudug oo looga hadlaayay colaada ka taagan Gaalkacyo.
Shirkaan ayaa intii uu socday waxaa ka qeyb galay Wasiiro ka tirsan maamulada Puntland , Galmudug iyo maamulka gobolka Mudug ee labada dhinac.
Haddaba Akhriso Qodobada ay ku heshiiyeen Puntland iyo Galmudug.




