AKHRISO: Magacyada wasiirada iyo wasiiro ku xigeenada cusub ee Jubbaland

Madaxweynaha Jubbaland ayaa goor dhaw ku dhawaaqay xubnaha cusub ee golahiisa wasiirada.

Golaha Wasiirada ee lagu dhawaaqay waxaa ka dhex muuqda oo liiska ku jira Wasiiro dib loo soo celiyay oo uu ka mid yahay Wasiirka Warfaafinta iyo Wasiiro kale.

Hoos ka akhri magacyada wasiirada iyo wasiiro ku xigeenada.

1-- 2--