Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cusmaan oo wareysi siiyay Idaacadda Risaala ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ka gaabisay dagaalka Al-Shabaab.
Waxa uu sheegay in dowladda aysan dhaqaalo iyo taageero Millatari aysan siinin Ciidamada ku sugan gobolka Hiiraan si ay Al-Shabaabka ku sugan degaano ka mid ah gobolka uga saaraan.


