Kooxda Real Madrid si cad banaanka usoo dhigtay xiisaha ay u qabto saxiixa Harry Kane oo weerarka kaga cayaaro Tottenham.
Kane ayaa kusoo baxay gool dhaliye aan la iska celin karin wuxuuna sanadkaan 2017 dhaliyay 45-gool kulamada uu England iyo Tottenham u cayaaray.
Hadaba gudoomiyaha kooxda Real Madrid Florentino Perez ayaa ka dhawaajiyay in kooxdiisa qal qaalo xoogan ugu jirto saxiixa Kane.
Gudoomiye Perez wuxuu yiri “Kane waa cayaaryahan weyn wuuna dhalin yar yahay balse ma weydiisanin gudoomiyaha Tottenham in Kane
u maleyna €250m (£223m) ka yar inaysan nooga bixi doonin hadii nagala iibiyo”
“Laakiin waxaan aan saxiixiisa damacno xagaaga dambe”



