Khabiirka laga baqo Thierry Henry oo weeraray Joe Hart

Thierry Henry ayaa su’aal ka keenay sababta goolhayaha Manchester City Joe Hart lagu qabtay kamarada isagoo qosolaya markii goolka barbaraha  Arsenal kaga dhalisay Etihad Stadium.

Ka dib markii Sergio Aguero City siiyey hogaanka, Arsenal ayaa waxaa u barbareeyay Olivier Giroud aoo gool madax ah dhaliyay.

Hart iyo Gael Clichy, ayaa kubada qalad kulahaa .Goolhayaha England ayaa lagu qasbay inuu indhaha ka eegto madaxa xoogan ee ka yimid Giroud,