Madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa xilka ka qaaday wasiirka ku xigeenka wasaarada gaadiidka cirka iyo dhulka maamulka Galmudug Cabdisamad Yuusuf Cilmi.
Wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha ayaa xilka looga qaaday wasiirka ku xigeenka wasarada gaadiidka Galmudug.