Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo la kulmay Madaxweynaha Bankiga Horumarinta Islaamka

Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo dalka Sacuudiga safar ku jooga ayaa la kulmay madaxweynaha Bankiga Horumarinta Islaamka Dr. Axmed Mazamed Almadani , Almadani ayaa sheegay inuu soo dhawaynaa hayada Samadoon ee uu Sheekh Shariif madax ka ayahay taas oo ka shaqaysa arimaha gargaarka, wuxuuna u balan qaaday inuu gacan siindoono.
IMG-20160419-WA0007 IMG-20160419-WA0006 IMG-20160419-WA0005 IMG-20160419-WA0004 IMG-20160419-WA0003 IMG-20160419-WA0002 IMG-20160419-WA0001 IMG-20160419-WA0000