5 Waxyaabood oo laga bartay kullankii Arsenal iyo West Brom

Kullanti wacan oo wanaagsan akhristeyaal kuna soo dhowaada rikooradii ugu muhiimsanaa ee laga qoray cayaartii Arsenal vs West Brom.

1- Arsenal ayaa noqotay kooxdii 2-aad ee Premier League-ga ka gaarta guushii 500-aad,- Manchester United oo keliya ah ayaana rikoorkan kaga horeysa.

2-Arsenal ayaa mar waliba gool dhalineysay 20 kullan oo ay taariikhda Premier League-ga kula kulantay West Brom.

4-Alexis Sanchez ayaa 8 gool ku lug yeeshay 7 kullan oo Premier League-ga ah. 5 gool iyo 3 caawinaad ayaana loo diiwaan geliyay.

5- Oo keliya ah  Ozil  ayaa 19 caawinaad ka sameeyay Premier League-ga