DAAWO:- Daahir Geelle “ Madaxweyne in aad faragelin dibadda ah kaliya wax ku Maqasho waa wax laga xumaado”

Musharax Madaxweynaha Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle ayaa eedeyn kulul u jeediayay Madaxweynaha waqtiga xilheyntiisa ay sii dhamaaneyso ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Musharax Daahir Geelle ayaa sheegay in wax laga xumaado ay tahay in Madaxweyne farmaajo siyaasiyiinta uu waxka maqli waayo, balse faragelinta dibadda uu wax ku maqlo.

“ Mudane madaxweyne xuquuqdeenna siyaasiga ah in aan kaa wayno, isla markaasna aad wax naga maqliwaysid ee aad faragelin dibadda ah wax ku maqasho waa wax laga xumaado ayuu yiri” Daahir Geelle.

Halkan Ka Daawada Hadalka Musharax Madaxweynaha Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle.