Wareysi: Weerar uu wiil ku dhintay oo lagu qaaday gaari uu lahaa Cumar Cabdikariim

Idaacadda Risaala ayaa la xariirtay Cumar Cabdikarim wuxuuna ka hadlay dhacdada maanta ka dhacday magaalada Muqdisho, taas oo lagu dilay walaalkiis oo gaariga ku waday caruurtiisa.

halkan ka dhageyso wareysiga Cumar: