Wasaaradda Maaliyadda oo canshuur kordhin samaysay

Wasaaradda Maaliyadda ayaa canshuur kordhin ku samaysay badeecadaha Muqdisho kasoo daga.

Wasaaradda Maaliyadda ayaa u sababaysay canshuur kordhinta inay doonayso kordhinta dakhloga soo gala dowladda ayadoo aan eegin dhibaatada shacabk uga imaan karta haddii la kordhiyo waxyaabaha quutul daruuriga ah sida raashinka.

shaxda kordhinta tariifada.