Wararkii ugu dambeeyay suuqa kala iibsiga ciyaartooyda.

 

MIRROR – Manuel Pellegrini ayaa sheegay in Vincent Kompany uu kusoo laaban doono kooxda inta lagu gudo jiro bishaan.

 

SIDOO KALE – Andros Townsend ayaa sheegay in Rafa Benitez uu ku neefsaday nolosha cusub ee Newcastle.

 

Express – Jurgen Klopp ayaa sharaxay kulanka Europa League ee Liverpool ku beegantay Borussia Dortmund “waa kulan sheeko kubada cagta qori kara”.

 

THE SUN – Louis van Gaal ayaa sheegay inaan la ceyriyay doonin xitaa haddii United lumiyaan kulanka axada ee Manchester derby.

 

DAILY STAR – Alan Pardew ayaa sheegay in Crystal Palace diyaar u yihiin in ay garaacaan kooxda laga yaaban yahay ee Leicester.

 

DAILY MAIL – Weeraryahanka kooxda Everton Romelu Lukaku ayaa doonaya in uu Garaaco Arsenal.

 

SIDOO KALE – Manchester United ayaa dooneysa in ay ka fogaato hadalo ay adeegsadeebn taagerayaasheeda oo la xiriira dhacdadaii Hillsborough.