Xarunta teendhada Afisiyooni ee magaalada muqdisho ayaa waxaa goordhow ka billowday dhaarinta Xildhibaannada labada Aqal ee baarlamaanka Soomaaliya, kuwooda qaatay Shahaadada Xildhibaannimo.
Goobta dhaarinta ayaa waxaa ku sugan Ra’iisul Wasaaraa kuxigeenkiisa, in ka badan 300 oo Xildhibaan oo labada Aqal ah, Siyaasiyiin iyo marti sharaf kale oo Xafladda lagu casuumay.
Halkan ka daawada dhaarinta Xildhibaannada



